SHARE

Waxa lagu wada in caawa 8 kulan ay ka dhacaan garoomaha kala gadisan ee waddanka Ingiriiska dhamaantoodna waa ciyaaraha liig Kupka waxana ay u dhacaayan sidatan.

Bournmouth waxa ay la dheeli doonta Preston North End

Brighton Hove and Albion iyo Reading ayaa is arki doona

Derby County iyo Liverpool ayaa wada dheeli doona

Everton waxa ay wajihi doonta Norwich City

Leeds United iyo Black Burn Rovers ayaa wada ciyaari doona

Leicester City iyo Chelsea waxa ay ku balansan yihiin garoonka King Power Stadium

Newcastle United iyo wolver Hampton wanderers ayaa waxa dhex mari doona iyagana ciyaar kale oo isla liig Kupka Ingiriiska

Nottingham Forest ayaa waxa ay gurigeeda ku marti qaadi doonta kooxda macaalin Arsene Wenger ee Arsenal

Waxana ay ciyaarahaas ay dhamaantood bilaabmi doona 10-ka habeenimo oo rubi dhiman.