SHARE

Madaxweynihii hore ee waddanka Mareykanka Barack Obama ayaa dadka Kenyaanka ah ku booriyay inn ay uu codeeyan hoggaamiyaasha saxda ah ee qaban kara talada dalka si mustaqbalka dalka uu u noqdo mid ifaaya.
Madaxweyne Obama ayaa Madaxweynaha dalka mudane Uhuru Muigai Kenyatta iyo ninka kazoo jeedo garabka mucaaradka dalka ee ay sida weyn isugu haayan tartanka loogu jiro qabashada mas;uuliyada ugu sareeyso dalka ee Raila Omolo Odinga kaas oo ahaan jiray raisalwasaarihii hore ee dalka.
Obama ayaa sheegay in si waddanka uu horumar ugu tallaabsado in loo baahanyahay in Kenyaanka ay gutaan waajibaadkooda dimuqraadiga ah iyadoo aan lagu saleyneeynin qabaail iyo qoys.