SHARE

Maxkamad ku taalo ismaamulka Makueni ayaa maanta nin ku xukuntay xabsi da’iin ka dib markii uu xaaskiisa ka jaray gacan iyo lug.
Ninkani oo lagu magacaabo Reuben Kivuva ayaa la sgheegay in xaaskiisa Judy Mwendi u bishi Dec ee sanadkii 2015-kii ka jaray gacan iyo lug.
Reuben Kivuva iyo xaaskiisa Judy Mwendi ayaa soo kala dhex galay muran xaga qoyska inta aysan dhicin dhacdan.
Garsooraha maxkamada Makueni Gerald Mutiso ayaa sheegay sababtii ninkani loogu xukumay xabsi daa’in ay tahay in ay ku tusaalo qaataan dadka kale ee falkani sameeyn karaa.