SHARE

ila iyo 100 qof oo qaxooti ah ayaa laga cabsi qabaa in ay ku dhinteen badda Mediterraneanka ee dalka Libya ka dib markii ay degtay doonidii ay la socdeen.
Afhayeenka ilaalinta xeebaha ee dalka Libya Ayub Qasim ayaa sheegay in 17 qof la helay iyagoo badqabaa.
Wararka qar ayaa sheegayaa in la soo badbaadiyay 279 qof oo ka yimid magaalada galbeed ee Zawija.
Ila iyo hadda ma jirto wax dhimasho ah oo la soo tabiyay