SHARE

Deegaanka Dhadhaab ee Ismaamulka Gaarisa ayaa waxaa ka Dilaacay cudurka Daacuunka oo dad yar yar iyo dad waa weynba soo ritay.
Xildhibaanka laga soo doorto Dhadhaab Dr:Maxamed Daahiye ayaa Bulshada Deegaanka kula dardaarmay iney ka taxadaraan Nadaafad la’aanta oo qeyb weyn ka qaadaneysa Fididda Daacuunka.
Maxamed Baaruud Xuseen ayaa warkaasi oo faah faahsan Dadaab inooga soo diray.