SHARE

Madaxweynaha Soomaalia Maxamed C,laahi Farmaajo oo maalmahan ku sugan Puntland ayaa Gaaray Magalada Qardho,Maamulka iyo Dadweynaha ayaa si weyn usoo dhoweeyay Wafdiga Madaxweynaha.
Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisa ayaa waxa qada sharaf u sameeyay Boqor Burhaan Boqor Yuusuf oo sidoo kale gudoonsiiyay hadiyado dhaqan oo uu kamid faras.
Madaxweynaha PL C,wali Gaas,Boqor Burhaan iyo Madaxweyne Farmaajo ayaa madasha ka jeediyay Hadalo ku qotoma Dhaqanka iyo xoojinta Dowladnimada