SHARE

Canug seddex bilood dhallan aya waraaba ama dhurwaa waxa uu xalay saqdi dhexe ku cunay tuulada Raya oo ka tirsan degaanka Garissa Township .
Mid kamid ah ehelada saqiirkaasi ayaa idaacada STAR Fm faahfaahin ka siiyay sida ay wax u dhaceen.