SHARE

Hay’ada Amnesty International ayaa ku baaqday in baaritaano madaxbanaan lagu sameeyo ciidamada wadanka Myanmar ka dib markii ay qirteen inay xasuuqeen shacab.
Ciidamada dalka Myanmar ayaa markii ugu horeeysay qirtay inay dileen 10 qof oo ka tirsan Muslimiinta Rohingiya.
10 qof oo ay dileen askarta Myanmar ayaa waxaa lagu aasay qabuuraha tuulada Din Din oo ku taala gobolka Rakhine.
Hase ahaate dowladda Myanmar ayaa horay iska fogeesay in ay xasuuq ba,an u geystay muslimiinta ku nool Rohingya