SHARE

Maamulka iyo shaqaalaha idaacada Star Fm ayaa waxaa ay ka tacsiyadeeynayaan geerida ku timid Allah ha unaxariistee Sheikh abdullahi sirat Osman.
Sheikh abdullahi sirat Osman oo in mudo ah ka tirasanaa golaha sare ee muslimiinta supkem ayaa dhawaan loo doortey gudoomiya ku xigeenka Supkem ayaa ku geeriyooday istaalka kareen ee magaaladatan nairobi
Allah ha naxariiste sh Abdullahi Sirat waxaa barito lagu wadaa in salaada janaasada loogu tukado masjidu nuur ee xaafada south C Nairobi salaada duhur ka dib