SHARE

Qarkamid ah qaxotigii laga soo raray xerada kambois ee lakenay xerada Hagarder ayaa cabasho ka mujiyay adeeg xumo kadib mudo sided biloow ah markii la xiray xeradii ay ku nolayeen ee Kambios mohamed baaruud Hussein ayaa warkan dadaab inoga soo diray