SHARE

Ugu yaraan 5 qof ayaa ku dhimatay dab ka kacay markab dayactir lagu sameynayay dalka Hindiya halka 11 kalena ay ku dhaawacmeen.
Dabkan ayaa qabsaday markabka Cochin waxayna dowlada wadankaasi ku baaqday in la sameeyo baaritaano degdeg ah.

Markabkan ayaa ah mid ay leedahay shirkada ugu weyn Hindiya ee sameyso baaritaanada la xariira tamarta iyo shidaalka .