Dab ka kacay dugsiga sare ee Kangemi oo ay ku dhaawacmeen arday

Laba qof oo arday ah oo dhiganayay dugsiga sare ee Kangemi oo ku yaala caasimada dalka Nairobi ayaa la dhigay isbitaalka ka dib markii uu dhaawac ka soo gaaray dab ka kacay skuulkaasi.
In ka badan 12 arday ah ayaa sido kale ku dhawacantay dhacdadasi .
Dabka ayaa la sheegay inuu burbur xoogan u geystay hoygii ay ku sugnaayeen ardadaasi.
Ma cadda sababta dhilisay dabkaasi hase ahaate ciidamada booliska ayaa sheegay in ay baaritaano bilaabeen.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *