SHARE

Baarlamaanka Somalia ayaa Maanta Dood Kulul Ka Yeeshay Heshiiska Dakada Barbara kadibna golaha shacabka ayaa geyiga soomaaliya gebi ahaanba ka mamnuucay Shirkada DP world ee laga leeyahay imaraadka.