DHAGEYSO Ciidamada amaanka degmada beledxaawo oo gubay qaat

Ciidamada Amaanka ee degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa maanta soo qabtay sidoo kalena goob fagaare ah ku gubay qaad si dhuumaaleysi ah loo geeyay magaalada Baladxaawo.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *