DHAGEYSO Waxgaradka Mandhera oo soo dhaweeyay kulankii madaxweynaha dalka iyo hoggaamiyaha Nasa

Waxgaradka ismaamulka Mandhera ayaa soo dhaweeyay kulankii jimcihii la soo dhaafay dhaxmaray hoggaamiyaha urur weynaha mucaaradka NASA Raila Odinga iyo madaxwaynaha dalka Uhuru Kenyatta.
Odayaasha Mandhera ayaa dhanka kale dowlada ka codsaday in wax laga qabto dhibaato ay sheegeen inay ka haysato dhanka warqadaha dhalasha

Arrintan ayaa imaaneysa iyadoo hoggaamiyaasha sar sare ee mucaaradka Nasa ay maanta kulan ku yelanayaan xaafadda Athi River.
Waxaa halkaasi ku sugan Raila Odinga, Kalonzo Musyoka, Musalia Mudavadi iyo Moses

 

Wetan

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *