Diyaarad laga leeyahay Bangladesh oo ku burburtay Nepal

Waxaa gudaha dalka Nepal ku burburtay diyaarad laga leeyahay wadanka Bangladesh oo ay saarnayeen 67 qof oo rakaab ah.
Waxaa ay xiligaasi ku soo dageysay gagida diyaaradaha ee magaalada caasimadda ah ee Kathmandu.
Waxaa halkaasi lagu soo badbaadiyay 17.
Diyaaradan ayaa ka soo duushay caasimadda Bangladesh ee Dhaka.
Waxaa iska leh shirkada diyaaradaha ee US-Bangla Airlines iyadoo afhayeenka garoonka diyaaradaha Birendra Prasad Shrestha uu ka dhawajiyay inaan weli la ogeyn xaalada ay ku suganyihiin rakaabkii kale ee diyaaradda saarnaa.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *