SHARE

Jaamacada Turkana ayaa la xiray maanta oo isniin ah ka dib markii ay ardeeyadu rabshado sameeyeen.
Mamulaha jaamacadasi ayaa sheegay in sababtii loo xiray jaamacadaasi ay tahay sii loo eego cabashooyiinka ardada iyo in ay dhacaan xaalado fool xun.
Ardayda jaamacada Turkana ayaa ka cabanayaa sare ukaca ku yimid qiimaha cunada iyo sido kale waxaa ay ka cabanayaan barayaasha jaamacadaasi.
Ila iyo hadda lama oga goorta dib loo furi doono jaamacadaasi.