Militariga Ruushka oo 52 qof oo shacab ah ka soo daadgureeyay Ghouta

Ciidamada Militariga ee dalka Ruushka ayaa sheegay inay degaanka bariga Ghouta ee wadanka Suuriya ka soo daadgureyeen 52 qof oo shacab ah
Dadkaasi la soo badbaadiyay ayaa waxaa ka mid ah 26 carruur ah waxaaa uuna arrinkaasi suuragalay kadib wadahadal ciidamada ay la yeesheen maamulada Suuriya.
Shacabkan ayaa deganaa magaalada Misraba waxana la geeyay xero qaxooti oo ku meel gaar ah .
Militariga Ruushka ayaa bayaan uu soo saaray ku sheegay in dadkaasi iyaga ah la siinaya cawimaad dhanka dawooyinka ah.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *