DHAGEYSO degaanka dadaab oo lagu qabtay xaflad shahaadoyin lagu gudon sinayay dhalin yaro baratay dhismaha

Waxaa degaanka dadaab ee ismaamulka Garissa lagu qabtay xaflad shahaadoyin lagu gudon sinayay dhalin yaro baratay dhismaha gaar ahaan qaabka loo sameeyo bulukeetiga guryaha lagu dhiso nooc casri ah kana raqiisan kii hore waxaana mashrucaas oo in mudo ah ka socda degaanada dadaab iyo faafi maal galisay dowlada Jaban

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *