WRA DEG DEG AH Hal qof ayaa dhinta halka midkalena uu ku dhawacmay shil ka dhacay Chyulu

Hal qof ayaa dhintay halka seddex kalena ay dhaawacmen markii gaari kuwa shidaalka qaada uu ku dhacay gaariga truck meel u dhaw Mtito Andei
Dhacdadan ayaa dhacday sideeda sac oo habeenimo waxayna ka dhacday wada weyn ee magaloyinka Nairobi iyo Mombasa
Seddexda qof ayaa loola cararay isbitaalka Voi iyo isbitaalka Kibwezi si xaaladooda cafimaad loola tacaalo.
Gudomiyaha countiga Makueni Mohammed Maalim ayaa sheegay gaariga shidaalka oo ku sii jeeday magaalada Nairobi uu ku socday wada qaldan markii uu ku dhacayay gariga kale.
Gaari kalo lorry ah oo isna wada maraayay ayaa ka badbaaday shilka.
Hasa hataate darawalkii gaariga shidaalka waday ayaa isla goobta ku dhintay.
Wixii ku soo kordha wararkeena dambe ayaa kaga bogan doontaan

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *