SHARE

Xildhibaanki hore ee deegaanka Budalangi Ababu Namwamba ayaa codsaday in xoriyadiisa dib loogu soo celiyo xildhibaanka laga soo doortay deegan baarlamaanedka Budalangi Simiyu Raphael Wanjala.
Raphael Wanjala ayaa xabsiga loo taxabaay ka dib markii uu weerar ku qaaday Ababu Namwamba.
Mr Ababu Namwamba ayaa sheegay inuu iska cafiyay Raphael Wanjala.

Sido kale Ababu Namwamba ayaa dadka ku nool deegaanka Budalangi ugu baaqay inay dhinac isaga dhigaan siyaasada.