SHARE

Waxaa weli sara u sii kacaya ficil celinta ku aaddan tallabadii maraykanka uu safaaradii uu ku lahaa magaalada Tel Aviv ee israa’iil ugu wareejiyay Quddus.
Dowlada Turkiga ayaa cambareysay dilalka ka dhacay marinka Qaza ee falastiin oo loo geystay ugu yaraan 60 qof waxayna wadankeeda ka ceyrisay safiirkii israaiil Elton Naeh
Wasaaradda arrimaha dibadda ee Turkiga ayaa amarkaasi soo saartay waxayna dhanka kale dib ugu yeertay ergeygii ku matalay Israa’iil.