SHARE

Wasiirka beeraha  iyo xananada xoolaha  ee dawlad goboledka Garissa  Ciisa Yarow Kaahin   ayaa dadka beeralayda ah ee ismaamulka  Garissa ugu baaqay  in qalabka muhiimka ah ay kala soo baxaan beeraha  ka hor inti aysan soo gaarin biyaha la sheegay in lagu soo furaaya wabiga    sido kale  wuxuu  Ciisa  baaq udiray dadka  ku nool xaafadaha u dhaw wabiga ee  magalada Garissa   iyo deeganada kale .

Cod