DHAGEYSO Xildhibaanadda Ijara oo baaq u jeedisay dhalinyarada waqooyi bari

Xildhibaanadda laga soo doortay kursiga Baarlamaanka ee Ijara ee ismaamulka  Garissa    Safiya Cabdi toori ayaa ugu baaqday dhalinyarada Gobolka Waqoyi Bari ee  dhameeyay   ama bogaya dugsiyada sare ee dalka   inay bartaan koosaska anfacaya dadka ku nool   Gobolka  sida  macalinnimada iyo  dhakhta nimda.

Waxayna Xildhibaan Safiya o la hadashay war baahinta STAR ka hadashay   caqabadaha   ka   jira e dhanka  wax barashada iyo sida ay xal u aragto

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *