SHARE

Maamulka magaalada caasimada ah ee Galmudug ayaa ka hadlay hawl galkii bacaha madoow ee baabuurta lagu dhejiyo ay kula dagaalamayeen ee horaantii bishaan ka bilaawday magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug.

Gudoomiyaha Dhuusamareeb Macalin Nuur Cilmi  ayaa u waramay wariyahayaga   Galgaduud , Cubeyd Xasan Maxamuud