SHARE

Shacabaka dalka india ayaa kugoodiyay in aysan raaci doonin diyaradaha biritish  airways kadib markii qoys u dhashay dalkaasi india oo doonayay in ay racaan diyaradaasi loodiiday kadib markii uu ooyay ilmayar oo ay qoyskaasi dhaleen.

 

Mr Pathak, Abaaha dhalay wilkaasi yar  oo ah shaaqale dowladeed ayaa kutilmaamay shaqaalaha diyaradaasi kuwa cunsuriyin ah kadib markii ay haweeney kamid ah kuwa kahowlgala gudaha diyarada ayaa kugoodisay in ay cunugiisa 3 sano jirka ah daqaada katuuri doonto hadii uu ohinta joojin waayo. Mr Pathak oo hadalkiisa siiwato ayaa waxaa uu sheegay in qoyskale oo iayaguna biscuit siiyay cunuguda yar iyagun loo diiday in ay racaan diyaarada.dhanka kale howlwadeenada diyarada brish airways oo ka hadlay arrintan ayaa sheegay in qoysaskan loosheegay in marar badan ay fariistaan suunkana ay xirtaan balse ay kadaga fureysteen, waxayna sababatay  in uu dib udhac kuyimaado dulimaadaka diyaarada ,kadib waxaan goaansdanay in diyarada laga dajiyo. Waa sida ay sheegeen howlwadeenada briritish airways

Warqad dawacada ah oo loogudbiyay wasiirka socdaalka ee dalkasi india Suresh Prabhu oo uu gudbiyay Mr Pathak ayaa waxaa uu kuandacooday in hoyada dhashay ilmaha yare ahna xaaskisa ay dooneysay in cunuga ay aamusiiso kadibna  mid kamid ah shaqaalaha diyaarada uu aad ugu qeyliyay cunuga yare taa oo kentay in cunuga oo aad usii ooyo ,kadibna diyaarada ayaa lajoojiyay iyadoo aan wali kicin kadibna sarakisha garoonka diyarada ayaa yimid waxaana laga soo dhajiyay diyaarada iyaga iyo qoyskii cunugooda siiyayay biscuitka.

Qoysaskan ayaa doonayay in ay usafraan dalka paris waxayna kaduulayeen magalada London ee dalkaasi uk . arrintan ayaa si aad uga faafatay baraha bulshada ay kuxiriirto ,shacabka dalka india  oo arrintan baraha bulshada uga fal cilinayay ayaa waxaa ku baaqeen in gabi ahaanba  aan laadeegsan diyaardaha biritish airways waxayn arrintan kutilmaamaeen miid ceeb ah  .mid kamid ah dadaka baraha bulshada isticmaaloo oo kunol gudaha dalka india  ayaa captanka caanka ee cricket Sachin Tendulkar iyo aktarka ambitcha bachan ugu baaqay in  aysan raacin diyaaradaha british airways.

waxaa danka kale  kafal ciliyay nin isna lag magacaabo  Vani M Manokaran oo isna kunool gudaha dalkaasi india  kaaso tageeray waxa ay sameyeen sarakiisha diyaarada british airways  waxaa uu dhigay hadaliisa si tan  “anaga hadii aan nahay dadka udhashay dalka india maixtiraamno saraakisaha tareenada ,sarakiisha diyaaradaha aiyo kuwa wadooyinka marka taan cashir ayay inoo tahay  waan sax tilaabada ay qaaday british airways” ayuu sheegay ninkaasi lagu magacaabo Vani M Manokaran oo kamid ahaa dadka arrintan baraha bulshada uga soo fal celiyay.

 :WAXAA QORAY JAMAL AHMED ABDURAHMAN (JAMALUDIN) 

:XIGASHO SKY NEWS