Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

Wararka Kenya

Wasaaradda Waxbarashadda oo ku baaqday taxaddar ka dib geerida laba macallin iyo arday

Wasaaradda Waxbarashada ayaa isku dubbarideysa tallaabooyinka la xiriira dhimashada laba macallin iyo hal arday oo ku dhintay shilal gaari oo kala duwan Sabtidii. Shilalkan...

Guddiga PCPB oo uga digay Kenyaanka sunta cayayaanka been abuurka ah

Guddiga Maareynta Sunta Cayayaanka ee dalka (PCPB) ayaa uga digay shacabka isticmaalka sunta cayayaanka ee been abuurka ah, isagoo xusay in la xoojiyay howlgalka...

Wararka Soomaaliya

DFS oo cambaareysay booqashada Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa’iil ee Hargeysa

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay booqasho ay ku tilmaantay mid sharci-darro ah oo Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa’iil ku tagay magaalada...

DHEGEYSO:Xukun dil ah oo lagu riday Haweeneydii loo heystay dilka gabadhii yareyd ee Saabiriin

Maxkamadda Daraja koowaad ee magaalada Galkacyo ayaa xukun dil ah ku xukuntay eedeysane Hodan Maxamuud Diiriye, oo loo heystay dilka Saabiriin Seylaan Cabdullaahi oo...

CAALAMKA

Barnaamijyada

Stay Connected

16,985FansLike
2,458FollowersFollow
61,453SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Make it modern

Latest Reviews

WHO oo digniin ka soo saartay caabuq cusub oo ka dhilaacay Hindiya

Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa soo saartay digniin ku socota dalalka xubnaha ka ah ka dib markii la xaqiijiyay laba kiis oo fayraska halista...

Cayaaraha

DHAGEYSO:Dhacdooyinkii bishii 8-aad ee sanadkan

Waxaad ku soo dhawaataan dhacdooyinkii ugu waawaynaa ee bishii Siddeedaad ee sanadkan ka dhacay dalkani Kenya, Soomaaliya iyo caalamka waxaana soo jeedinaysa Faadumo Ibraahim...

DHAGEYSO:Dhacdooyiinka Garissa ee sanadkan

waxaa inoo eegaya wariyaheen Abdisamad Muxumad Cabdi.

DHAGEYSO:Dhacdooyiinkii Bishii 7-aad ee July

Dhagaystayaal ku soo dhawaada dhacdooyiinka ugu weyna ee Bishii 7-aad ee July sanadkaan sii dhamaanaya 2023. waxaana inoo haya wariyaheen Bishaar Ahmed Dhaqane

DHAGEYSO:Dhacdooyiinkii Bishii 6-aad ee June

Dhagaystayaal ku soo dhawaada dhacdooyiinka ugu weyna Bishii 6-aad ee June sanadkaan sii dhamaanaya 2023. Aliaftin Abdi ayaa inoo haya.  

DHAGEYSO:Dhacdooyiinkii Bishii 5-aad ee May

Haatana dhagaystayaal ku soo dhawaada dhacdooyiinka ugu weyna Bishii 5-aad ee May sanadkaan sii dhamaanaya 2023. Hamdi Gureey ayaa inoo haysa.
- Advertisement -

Holiday Recipes

Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa soo saartay digniin ku socota dalalka xubnaha ka ah ka dib markii la xaqiijiyay laba kiis oo fayraska halista...
Advertismentspot_imgspot_img

Ganacsiga

Caafimaadka

Xikmadaha

Advertismentspot_imgspot_img

Wixii Ugu Dambeeyay

Most Popular

Recent Comments