Posted in WARARKA

Hoggamiyaha Kuuriyada wooqoyi oo xaqiijiyay inuu safar ku tagayo dalka Ruushka

Kim Jong Un ayaa xaqiijiyay inuu tagayo dalka Ruushka ,Wakaalada wararka dalka Ruushka ayaa soo xigatay afhayeenka baarlamaanka Valentina Matvienko ka dib markii ay maanta…

Posted in WARARKA

Masar oo 75-Qof ku xukuntay dil

Maxkamada fadhigeedu yahay dalka Masar ayaa 75-qof ku xukuntay dil, Waxaana ka mid ah madaxda sare ee uruka Ikhwanul Muslimiin,Ka dib dibad bixii 2013-ka magalada…

Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO warka fiidnimo ee idaacada star fm 8:30 PM

http://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/09/News-08-09-2018-20-30.mp3
Posted in WARARKA

Mike Sonko oo ugu baaqay wakiilada laga soo doortay Nairobi in ay faraha kala baxaan noloshiisa gaar ah

Gudoomiyaha isamamulkani Nairobi Mike Sonko ayaa ugu baaqay wakiilada ama MCA-yada laga soo doortay Nairobi in aysan soo fara gashan noloshiisa gaarka ah. Hadalka Sonko…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO 163 ajaaniib ah oo laga tarxiilay gobolka xeebta ee dalka

Ciidamada booliska ee Mombasa Gobolka xeebta dalka ayaa gacanta ku dhigay 163 qof oo u dhalatay wadanka Pakistan ka dib markii lagu lagu eedeeyay in…

Posted in WARARKA

Ciidamada Booliska Lamu oo gacanta ku dhigay nin ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab

Lamaha amaanka ee ismaamul goboleedka Lamu ayaa gacanta ku dhigay nin lagu eedeeyay inuu gacan saar la lahaa kooxda Al-Shabaab ee ka dagaalanta qeybo ka…

Posted in WARARKA

David Mwai oo shaley lagu aasey ismamulka Nakuru

David Mwai, oo ahaa tuhmanihii ugu weynaa ee lagu eedeeyay isku daygi dil ee wasiirkii hore ee wasaarada maaliyada Garissa Idirs Mukhtar ayaa ila iyo…

Posted in WARARKA

Mareykanka oo u yeeray qaar kamid safiiradii u fadhiyay Laatin Amerika

Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday inuu dib ugu yeeray safiiraddii u fadhiyay saddex dal oo ka tirsan Laatin Amerika kaddib markii waddamadan ay xiriirka u…

Posted in WARARKA

La taliyihii hore ee arrimaha ololaha doorashada Trump oo la xiray

Lataliyihii hore ee arrimaha ololaha doorashada ee madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa lagu xukumay 14 maalmood oo xarig ah kaddib markii uu been u sheegay…

Posted in WARARKA

Diyaaradaha daagalka Ruushka oo duqaymo hor leh ka gaystay gobolka Idlib

Diyaaradaha dagaalka Ruushka ayaa weeraro hor leh ka fuliyay gobolka Idlib ee dalka Suuriya, sida ay sheegayaan kooxda la socodka xaaladda Suuriya. Duqayntan ayaa la…