Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO BARNAMIJKA KULANKA STAR 11.9.2018

Kulanka Star 11-09-2018 {"type":"audio","tracklist":true,"tracknumbers":true,"images":true,"artists":true,"tracks":[{"src":"http:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Kulanka-Star-11-09-2018.mp3","type":"audio\/mpeg","title":"Kulanka Star 11-09-2018","caption":"","description":"\"Kulanka Star 11-09-2018\".","meta":{"length_formatted":"1:17:55"},"image":{"src":"http:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-includes\/images\/media\/audio.png","width":48,"height":64},"thumb":{"src":"http:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-includes\/images\/media\/audio.png","width":48,"height":64}}]}
Posted in WARARKA

Wadamada Eritrea iyo Itoobiya oo xuduudaha isku furay

Madaxda wadamada dariska ah ee itoobiya iyo Eritrea ayaa maanta si wada jir ah ugu dabaal degay sannadka cusub ee itoobiya. Waxay dabaal deggaasi la…

Posted in WARARKA

Guddoomiyaha Migori oo maanta qoray fariin ku saabsan gabadh dhawaan la dilay

Barasaabka ismaamulka Migori ,Okoth Obado ayaa maanta xarunta ciidamada dembi baarista ee ismaamulka Kisumu ka qoray fariin ku saabsan afduub iyo dil lala xiriiriyay oo…

Posted in WARARKA

Kulan amniga ku saabsan oo lagu qabanayo Mombasa

Waxaa maanta degaanka Kisauni ee ismaamulka Mombasa ee gobolka xeebta lagu qabanaya kulan ay ka qeyb galayaan sarakiil badan oo dowlada u qaabilsan dhanka sugidda…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha dalka iyo wasiirka maaliyadda oo maanta ka wada hadlaya arrimaha shidaalka

Hoggaamiyaha ugu sareeya ee dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa maanta la filaya inuu kulan la qaato wasiirka wasaaradda maaliyadda Mr. Henry Rotich iyo guddoonka baarlamaanka….

Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGAYSO Warka subaxnimo ee Star FM 11.9.2018

News 11-09-2018 8AM {"type":"audio","tracklist":false,"tracknumbers":true,"images":false,"artists":false,"tracks":[{"src":"http:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/News-11-09-2018-8AM.mp3","type":"audio\/mpeg","title":"News 11-09-2018 8AM","caption":"","description":"\"News 11-09-2018 8AM\".","meta":{"length_formatted":"10:58"},"image":{"src":"http:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-includes\/images\/media\/audio.png","width":48,"height":64},"thumb":{"src":"http:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-includes\/images\/media\/audio.png","width":48,"height":64}}]}
Posted in WARARKA

Wasaaradda caafimaadka oo sheegtay in maalin kasta ay is dilaan 4 qof oo kenyaan ah

Wasaaradda caafimaadka ee dalka ayaa shaaca ka qaaday in maalin waliba ay naftooda ka takhalusaan 4 qof oo wadanka u dhashay waxayna shacabka Kenyaanka ah…

Posted in WARARKA

Maraykanka oo u hanjabay garasoorayaasha maxkamada ICC-da

Dowlada Maraykanka ayaa wacad ku martay inay xayiraad ku soo rogi doonto garsoorayaasha ka howlgalo maxkamada caalamiga ee dembiyada dagaalka ee ICC-da hadii xaakinada ay…

Posted in English

Bomb blast near Somali district headquarters kills six people

A blast killed at least six people in Somalia’s capital on Monday and wounded another sixteen, medical sources said. The explosion, caused by a car…

Posted in WARARKA

In ka badan 100 tahriibayaal ah oo ku dhintay Liibiya

Hay’adda dhaqaatiirta aan xuduuda lahayn ee magaceedu loo soo gaabiyo MSF ayaa sheegtay in tahriibayaal ay tiradoodu kor u dhaafeyso 100 qof ay toddobaadkan ku…