Posted in WARARKA

Dhageyso warka 8:30 pm ee habenimo

News 12-09-2018 20 30 {"type":"audio","tracklist":true,"tracknumbers":true,"images":true,"artists":true,"tracks":[{"src":"http:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/News-12-09-2018-20-30.mp3","type":"audio\/mpeg","title":"News 12-09-2018 20 30","caption":"","description":"\"News 12-09-2018 20 30\".","meta":{"length_formatted":"17:27"},"image":{"src":"http:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-includes\/images\/media\/audio.png","width":48,"height":64},"thumb":{"src":"http:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-includes\/images\/media\/audio.png","width":48,"height":64}}]}
Posted in WARARKA

Midowga Yurub oo talaaba ka qaadaya wadanka Hungry

Baarlamaanka Midowga Yurub ayaa u codeeyay qaraar tallaabo looga qaadaya dalka Hungary kaddib markii lagu eedeeyay dalkan inuu hareer maray mid kamid ah mabaadii’da u…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha Ruushka Viladamir Putin oo sheegay in aysan waxbo galabsan dad laguu eedeeyay sumeeynti sirdoonkii hore ee Ruushka

Madaxweynaha wadanka Ruushka ayaa sheegay in aysan dambiilayaal ahayn Sergei Skripal iyo gabadhiisa oo lagu eedeeyay in ay sumeeyeen sirdoonkii hore ee dalka Ruushka. Xukumada…

Posted in WARARKA

Cudurka daacuunka oo saameyn ku yeeshay wadanka Zimbabwe

Ciidamada Booliska ee wadanka  Zimbabwe ayaa mamnuucay goobaha ay dadka ay ku kulmaan ee magaalada Harare sii loo xakameeyo faafidda cudurka Koleeraha kaddib markii uu…

Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO BARNAAMIJKA KULANKA STAR 12.9.2018

http://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/09/Kulanka-Star-12-09-2018.mp3
Posted in English

EU eyes new alliance with Africa to create ’10 million jobs’

Africa needs true and fair partnership and not charity, European Commission President Jean-Claude Juncker said in a keynote speech at the EU parliament in Strasbourg…

Posted in WARARKA

Maraykanka oo sheegay in weerar waliba oo ka soo gaaro Ciraaq ay iiraan mas’uuliyadiisa qaadanayso

Dowlada Maraykanka ayaa ku  hanjabtay in  dhibaato kasta oo  ciidamadeeda ay kala kulmaan   sugidda amniga Ciraaq  ay mas’uuliyadda la xiriirta dusha saaranayso iiraan. Bayaan  ka…

Posted in WARARKA

Madaxweynihii hore ee Brazil oo isaga haray musharaxnimada hoggaanka wadankaasi

Wararka  naga soo gaaraya   dalka Brazil ayaa sheegaya  in madaxweynihii hore ee wadankaasi  Luiz Inacio Lula da Silva uu isaga haray loolaankii uu ugu jiray …

Posted in WARARKA

Baarlamaanka Morocco oo mamnuucay in haweenka si khasab ah lagu guursado

Waxaa maanta wadanka Morocco  ka dhaqangalaya sharci cusub oo  dembi ka dhigaya dhamaan  xadgudubyada  lagula kaco dumarka. Baarlamaanka dalkaasi ayaa  hindisa sharciyeed arrinkan ku saabsan…

Posted in WARARKA

Qaramada midoobay oo 38 wadan ku eedeysay xadgudubyada ka dhanka ah xuquuqul aadanaha

Qaramada midoobay ayaa  wadamo gaaraya  38 oo ay ka mid yihiin Shiinaha iyo Ruushka ku eedeysay inay  ku kaceen  xadgudubyo ka dhan  ah  xuquuqul aadanaha….