Cudurka daacuunka oo saameyn ku yeeshay wadanka Zimbabwe

Ciidamada Booliska ee wadanka  Zimbabwe ayaa mamnuucay goobaha ay dadka ay ku kulmaan ee magaalada Harare sii loo xakameeyo faafidda cudurka Koleeraha kaddib markii uu dhawaan wadankaasi ka dilaacay .

Xukumada dalkaasi  ayaa ku dhawaaqay in xaalad deg deg ah la soo rogo kaddib markii in ka badan 20 qof saddexdii malmood ugu dambeeysay ay u geeriyoodeen cudurkaasi .

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *