Madaxweynaha Ruushka Viladamir Putin oo sheegay in aysan waxbo galabsan dad laguu eedeeyay sumeeynti sirdoonkii hore ee Ruushka

Madaxweynaha wadanka Ruushka ayaa sheegay in aysan dambiilayaal ahayn Sergei Skripal iyo gabadhiisa oo lagu eedeeyay in ay sumeeyeen sirdoonkii hore ee dalka Ruushka.

Xukumada Ingriiska ayaa shaacisay labo nin oo lagu kala magacaabo Alexander Petrov iyo Ruslan Boshirov oo lagu tuhmayo  in ay ka tirsan yihiin sirdoonka milatariga Ruushka ee magacooda loo soo gaabiyo GRU.

Skripal iyo gabadhiisa Yulia ayaa la sumeeyay bishii Maarso iyaga oo xilikaasi ku sugna wadanka Ingriisak.

 

 

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *