DHAGEYSO Maxaad ka ogtahay shaqooyinka xafiiska xeer ilaalinta Soomaalia.

Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Soomaaliya dr Axmed Cali Dahir oo maanta ka qayb galayay barnaamij ka baxay warbaahinta qaranka Soomaaliyeed ayaa Faahfaahin ka bixiyay shaqooyinka xafiiska,waxyaabah ay ku guulaysteen caqabadaha jira iyo qodobo kale.

Xeer ilaaliyaha Soomaaliya ayaa sidoo kale tilmaamay inay jiraan caqabado badan gaar ahaan ayadoo dacwada lagu dheeho ma’baadi qabyaaladaysan wuxuuna shacbiga iyo siyaasiintaba ugu baaqay inaysan fargalin go’aamada sharciga wuxuuna soo jeediyay in dib u habayn lagu sameeyo sharciyada xafiiska xeer ilaalinta ayadoo la balaadhinayo sharciyada dowlada ay xaqa u leedahay iyo kuwa gobolada.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *