10 ka mid ah wasiiradda Koonfurta Suudaan oo laga helay COVID-19

A member of a medical team wearing protective suit sanitises cargo that arrived inside a plane at the airfield, to prevent the spread of the coronavirus disease (COVID-19), at the Juba International Airport in Juba, South Sudan April 5, 2020. REUTERS/Jok Solomun

Waxaa caabuqa coronavirus laga helay 10 ka mid ah wasiiradda Koonfurta Suudaan sida uu sheegay wasiirka is gaarsiinta Michael Makuei.
Wasiirrada ayaa la kulmay xubin hore oo ka tirsaana dadka loo xil saaray ka hor taga coronavirus.
Wasiirka caafimaadka ayaa ah sarkaalka kaliya ee aan laga helin fayraska oo ka tirsanaa xubnaha ka hor taga cudurka.
Dowladda Koonfurta Suudaan ayaa sheegtay in wasiirradu uu caafimaadkooda wanaagsan yahay ka dib markii ay si iskood ah isku karantiileen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here