10 qof oo ku dhimatay dhulgariir saameeyay Mexico

Ilaa iyo hadda waxaa la xaqiijiyay dhimashada 10 qof kaddib dhulgariir xooggan oo ku dhuftay koonfurta wadanka Mexico.
Maamullada dalkaas ayaa hadda ku howlan inay meesha ka saaraan burburka dhacay sido kalena waxaa la qiimeynayaa khasaaraha rasmiga ee ka dhashay dhacdadaas.
Dhulgariirka ayaa cabirkiisu lagu sheegay 7.4 waxayna wararku intaa ku darayaan inay ku burbureen ilaa 30 dhismooyin ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here