10 qof oo ku dhimatay roobabkii dalka ka da’ay

Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhimatay roobabkii uusbuucan ka da’ay guud ahaan dalka.
Daadad xoogan ayaa ka dhashay roobabka taasi oo keentay dhimashada dadkan.
4 qof ayaa daad ku qaaday Elgeyo Marakwet halka 3 kalena ay ku dhnteen Turkana.
Sido kale 2 carruur ah ayaa daad ku qaaday galbeedka Pokot halka nin 54 sano jir ah uu ku dhintay ismamaulka Busia ka dib markii uu ku dhacay biyo badan oo uu keenay roobka.
Tiro qoysas ay ayaa ku barakacay fataahadaha ka dhashay roobka .
Dadka ku nool Turkaan ayaa la gaarsiiyay deeq cuno ah ka dib markii uu si weyn u saameeyay fatahaadaha roobka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here