10 qof oo lagu dilay bariga dalka Afganistan

Ugu yaraan 10 qof ayaa la dilay ka dib markii bus yar oo ay la socdeen lala beegsaday qarax ee magaalada Jalalabad dalka Afganistan.
27 qof ayaa la sheegay inay ku dhawaacmeen.
Dadka ay saameynta qaraxaasi ka soo gaartay ayaa u badna dad rayid ah oo ay ku jiraan ilmo yar.
Ma jirto islamarkiba koox si deg deg ah u shaacisay inay ka dambaysey weerarkaas qaraxa ahaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here