100 maalmood oo ka soo wareegtay tan iyo intii uu dalka ka dilaacay caabuqa Corona Virus

13-kii bishii maarso ee sannadkan ayay ahayd markii dalka laga xaqiijiyay kiiskii ugu horeeyay ee COVID-19 isagoona hadda dalka qeybihiisa kale ku sii fidayo.
Tan iyo xiligaas waxaa dalka laga diiwangaliyay kiisas kor u dhaafaya 4 kun.
Wasaaradda caafimaadka ee dalka ayaa dadaal dheeri ah ku bixisay dadkii uu soo ritay xanuunkan taasi oo suurta gashay inay ka caafimaadaan 1,550 qof ,nasiib daro waxaana u dhimatay 119 ruux.
Dadka uu fayraskan ku dhacay waxaa ay gaarayaan 4,374 guud ahaan dalkana waxaa laga baaray 133,543

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here