DFS oo sheegtay inay fashilisay qaraxyo loo soo waday Muqdisho

Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa fashiliyay Qarax gaari Hoomey lagu soo raray xilli uu mareyay deegaanka Xaawa Cabdi ee duleedka Magalada Muqdisho, kaas oo saraakiishu sheegeen in la doonayay in la soo geliyo Magalada Muqdisho.

Gaariga ayaa ku qarxay hareerta laamniga mana jirin cid ku waxyeello  soo gaartay, sida uu sheegay Taliyaha 12-ka Apriil ee Ciidanka Xooga Dalka Generaal Tawane Axmed Maxamed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here