12 qof oo ku dhimatay Dhulgariir ka dhacay dalka Turkiga

Dhulgariir aad u xoogan ayaa maanta ku dhuftay wadanka Turkiga gaar ahaan gobolka galbeed ee dalka Izmir.
Dhulgariirkan ayaa ka dhacay badda Aegean waxaa uuna burburiyay dhismooyiin badan oo ku yaala gobolka xeebta ee Izmir.
12 qof ayaa ku dhimatay dhulgariirkaas iyadoona ay ku dhaawacmeen in ka badan 420 ruux.
Dhulgariirkaan ayaa cabirkiisu ahaa 7.0 waxaa uuna saameyn u gaystay dalka Griiga iyo Turkiga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here