124 ka mid ah dugsiyada sida gaarka ah loo leeyahay oo qarka u saaran inay xirmaan

Madaxa fulinta ee ururka ay ku mideysan yihiin dugsiyada sida gaarka ah loo leeyahay Peter Ndoro ayaa sheegay in 124 xarumood laga cabsi qabo inay xirmaan.
Xilli uu u warramay telefishinka Citizen ayuu mas’uulkan sheegay in dugsiyada sida gaarka ah loo leeyahay ay saameyn xooggan ka soo gaartay cudurka COVID19.
Sido kale waxaa uu carrabka ku adkeeyay in dugsiyadan oo la xiray bishii saddexaad ee sannadkan qarashaad badan lagu yeeshay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here