16 askari oo lagu xiray wadanka Sudan kadib isku day afganbi

16 askari aya lagu soo waramaya in lagu xiray wadanka Sudankadib markii la sheegay isku afgambi.
Tan ayaa timid kadib markii militiriga iyo dibadbaxayaashi dalkaasi ay ku heshiiyeen awood qeybsii .
Wadanka Sudan ayaa bilooyiinkii la soo dhaafay la tacaalyay dibadbaxyo oo ay ku nafwaayeen boqolaal shacab ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here