16 Qof oo ku Dhimatay Duufaan Xoogan oo ku Dhufatay Wadanka Hindiya

28

Duufaan xoogan oo loogu magac daray Fani ayaa waxay ku dhufatay xeebaha bari ee wadanka Hindiya waxaana ku dhimatay  16 qof.

Sido kale malaayiin qof ayaa lagu amray inay guriyahooda ka barakacaan iyagoona looga digay dhibaateyn ka dhan ah duufaantaasi.

Waaxda saadaasha hawada ee dalka Hindiya ayaa sheegtay in dabeysha ay saacadii jareyso masaafo dhan 200 oo kiilo Mitir waxaana ka dhashay roob Xoogan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here