17 qof oo COVID19 ugu dhimatay Australia

Dalka Australia waxaa maanta laga diiwaangeliyay dhimashada 17 qof oo dheeraad ah oo uu noloshooda galaafta cudurka COVID19.
Gobolka Victoria ayaa laga xaqiijiyay in ka badan boqolkiiba 80 ee dhimashada gudaha wadankaas.
Dowladda Australia ayaa sheegtay inay si weyn u xakameysay cudurka .
Ilaa iyo hadda tirada guud ee kiisaska corona ee dalkaas ayaa ah 24,500 halka ay dhinteen 502 qof.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here