173,000 qof oo si khasab ah loogu karantiilaya Hong Kong

Waaxda caafimaadka ee jamhuuriyadda Hong Kong ayaa sheegtay in karantiil khasab ah la geliyay dad ay tiradoodu kor u dhaafayso 173 kun.
Dadkan ayaa ka yimid wadamada Shiinaha , Macau iyo jasiiradda Taiwan.
Waxaaa arrinkan shaaca ka qaadday xoghayaha waaxda caafimaadka iyo cunnooyinka ee dalkaas Sophie Chan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here