18 ka mid ah shaqaalaha dugsiga St. Andrews ee Nakuru oo laga helay COVID19

Wasiirka caafimaadka ee ismaamulka Nakuru Gichuki Kariuki ayaa sheegay in baaritaano kaddib cudurka COVID19 laga helay 18 ka mid ah howlwadeenada dugsiga St. Andrews Turi ee degmada Molo.
Tiradan ayaa ka mid ah 23 kiisas hor leh oo coronavirus oo laga diiwaangeliyay Nakuru.
Shakhsiyaadkan ayaa dugsiga ku sugnaa tan iyo 13-kii bishii saddexaad ee sannadkan xilligaas oo gudaha wadanka lagu arkay coronavirus.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here