19 qof oo ku dhimatay shil ka dhacay Shiinaha

Ilaa iyo hadda waxaa la xaqiijiyay dhimashada 19 qof kaddib markii uu qarxay baabuur shidaal siday.
Waxaa sido kale ay dhaawacyo soo gaareen 172 qof oo dheeraad ah.
Gaariga oo batrool siday ayaa ku qarxay wadada weyn ee magaalada Taizhou ee gobolka Zhejiang ee dalka Shiinaha.
In kastoo ay socdaan baaritaano dhacdadaas ku aaddan, weli ma cadda sababta rasmiga ee qaraxa keentay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here