2 qof oo lagu dilay weerar ka dhacay Israa’iil

Warbaahinta dowladda Suuriya ayaa ku warramaysa in laba qof lagu dilay halka tiro kale oo dhowr ahna ay dhaawacmeen kaddib weerar ciidamada Israa’iil ay ka gaysteen magaalada Dimishiq.
Dadka falkaasi ay waxyeeladu ka soo gaartay ayaa shacab ah.
Afhayeenka milatariga Israa’iil Avichay Adraee ayaa qoraal uu soo dhigay twitarka ku sheegay in howlgallo laga sameeyay gudaha Suuriya iyadoo laga falcelinayo gantaallo maalin ka hor lagu soo tuuray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here