20 arday iyo macalimiin oo laga helay CoronaVirus ismaamulka Mombasa

Ugu yaraan 20 arday iyo macallimiin ah ayaa laga helay cudurka coronavirus ee ismaamulka Xeebta tan iyo markii dib loo furay iskuullada, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta caafimaadka.
Dugsiga sare ee Tononoko ayaa waxaa laga diiwangaliyay 16 xaaladood oo caabuqa ah iyadoona uu u dhintay maamulihii iskuulkaas .
Afar kiis oo COVID 19 ah waxaa laga helay dugsiga sare At the Star of the Sea .
Agaasimaha caafimaadka bulshada ee ismaamulka Mombasa Dr Salma Swaleh ayaa ku boorisay dadka deegaanka inay sii wadaan ka hortagga viruska dilaaga ah ee COVID 19.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here