Home 2019 April

Monthly Archives: April 2019

Loogu Akhrinta Badanyahay

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo ka hadlay qaraxii ka dhacay Magaalada Moqdisho.

Qoraal ka soo baxay Xafiiska Wasiirka Warfaafinta Somaliya ayaa looga hadlay Qaraxii maanta barqadii ka dhacay meel ku dhaw Koontarool Ciidamada NISA ay ku...

Warar Dheeraad ah oo ka soo baxaayo Qaraxii ka dhacay Muqdisho.

Warar horudhac ah oo la helayo ayaa sheegaya in khasaare kala duwan uu geystay qaraxii xoogganaa ee goor dhow ka dhacay Koontaroolka Ciidamada NISA...

Afhayeenka madaxtooyada dalka oo ka hadashay waxqabadka dowladda

Afhayeenka madaxtooyada dalka looga arrimiyo ee State House Mrs. Kanze Dena oo faahfaahin ka bixinaysa waxqabadka maamulka talada haya ee Jubilee ayaa sheegtay in...

Booliska Indonesia oo xiray in ka badan 20 qof kaddib rabshado la...

Booliska dalka Indonesia ayaa xabsiga u taxaabay ugu yaraan 20 qof oo lagu eedeyay inay hoggaaminayeen rabshado ka dhacay magaalada Jakarta. Rabshadaha ayaa yimid kaddib...

17 qof oo khamaarka ka ganacsanayay oo dalka laga tarxiilay

17 qof oo ajaaniib ah ayaa wadanka laga tarxiilay kaddib markii dowladdu ay ogaatay inay ka ganacsadaan khamaarka. Arrintan ayaa timid hal maalin un kaddib...